DEMAC and IOM invite Somali diaspora responding to humanitarian needs in Somalia to an online meeting and discussion about diaspora humanitarian response and coordination. The meeting will be in English with interpretation to Somali.
WEDNESDAY, OCTOBER 18TH FROM 15.30-17.00 CET (BRUSSELS)/16.30-18.00 EAT (NAIROBI)/09.30-11.00 EST (NEW YORK)
ON ZOOM
(Macluumaadkan oo soomaali ah. Scroll down for Somali)
AGENDA
Introduction to DEMAC & IOM's coordination support for diaspora
Lessons from local and diaspora humanitarian responders: presentation by Kalkal Human Rights Development Organization about anticipatory response to the floods in Beletweyne
Discussion and consultations about coordination support for diaspora
WHO CAN PARTICIPATE
Somali diaspora who currently provide or are interested in providing humanitarian assistance in Somalia are welcome to attend.
ABOUT THE PROJECT
DEMAC and IOM are launching a joint project that aims to support coordination for Somali diaspora humanitarian responders.
Through the project we will work with diaspora to:
Host meetings for and with diaspora humanitarian responders where you can share information and learn from each other's responses
Share information about the context and needs in Somalia via our Somali-based team
Publish and disseminate information about diaspora's humanitarian responses
Connect diaspora and international actors
This is part of the project “Enhancing Diasporas’ Operations and Coordination in Humanitarian Assistance for increased impact within a Framework for Diaspora Engagement in Humanitarian Assistance – Phase III,” funded by USAID’s Bureau for Humanitarian Assistance (BHA).
KALKAL HUMAN RIGHTS DEVELOPMENT ORGANIZATION (KHARDO)
Kalkal Human Rights Development Organization (KHARDO) is a non-political, non-profit making organization based in Somalia and responding to needs in South and Central Somalia. KHARDO`s activities are locally led but members of the Somali diaspora still support as advisors and members of the board.
Prior to the floods in Beletweyne in May, 2023, KHARDO led an anticipatory action project to ensure early warning and relocation support to communities at risk of being affected by flooding. Through the project KHARDO evacuated 3,400 households from Beletweyne prior to the flooding. During the meeting, representatives from KHARDO will share more about challenges and best practices during their anticipatory response and how diaspora and locally-based actors can work together for strong humanitarian responses.
SPEAKERS FROM KHARDO
Ibrahim Mohamed Mahad - KHARDO Program Coordinator
Nasra Mohamed Ahmed - Operation Manager and Diaspora Board Member
CONTRIBUTING TO THE DISCUSSION
Part of the meeting will be a discussion with attendees about the Somali diaspora humanitarian responders' needs and priorities for coordination support. The questions we will discuss during the meeting include:
How can coordination and information-sharing between diaspora organizations be improved?
How can coordination and information-sharing between diaspora and other actors (such as local, institutional, and government) be improved?
How would you like to be involved in coordination among diaspora, and between diaspora, local, international, and government actors?
Aside from coordination, what are the main challenges you face when responding to humanitarian needs in Somalia? How can DEMAC and IOM support in addressing these challenges?
Please reach out to us at
[email protected] if there are additional questions you would like to discuss or if you have requests on topics to address during the meeting.
Find more information about:• IOM & DEMAC`s collaboration to support Somali diaspora• DEMACs current work with Somali diaspora• IOM`s Framework for Diaspora Engagement in Humanitarian Assistance
ARBACADA, 18KII OKTOOBAR LAGA BILAABO 15.30-17.00 CET (BRUSSELS)/16.30-18.00 EAT (NAIROBI)/09.30-11.00 EST (NEW YORK)
EE ZOOM
DEMAC iyo IOM ayaa ku casuumayayaan qurbo joogtada Soomaalida ee siinayo kaalmada bani'aadannimada Soomaaliya oo kulan onleen ah iyo wadahadalka ku saabsan jawaabta iyo xiriirinta bani'aadannimada qurbo joogtada. Kulanka wuxuu noqonayaa af Ingiriis oo wehliyo fasiraada af Soomaaliga.
AJENDADA:
Hordhaca taageerada xiriirinta DEMAC & IOM ee qurbo joogtada
Casharada laga helay ka jawaabayaasha bini'aadinnimada qurbo joogtada: bandhiga Ururka Hormarinta Xaquuql Insaanka Kalkal [Kalkal Human Rights Development Organization] wax ku saabsan jawaabta looga hortagayo fatahaadaha Beletweyne
Wadahadalka iyo wadatashiga ku saabsan taageerada xiriirada ee qurbo joogtada
YAA KA QEYBQAADAN KARO
Qurba joogta Soomaalida ee hadda bixiya ama daneynayo inay bixiyaan kaalmada bani'aadannimada ee Soomaaliya waa laga soo dhaweynayaa inay ka qeybqaataan.
WAX KU SAABSAN MASHRUUCA
DEMAC iyo IOM ayaa bilaabaya mashruuc wadajir ah kaasoo ujeedadiisa ay tahay in lagu taageero isku xirka ka jawaabayaasha bini'aadantinimada ee qurbajoogta Soomaalida ah.
Inagoo u mareyno mashruuca waxaan la shaqeyneynaa qurba joogta:
Kulamada martigelinta ee loogu tallogalay ka jawaabayaasha bani'aadannimada qurbo joogta meeshaas oo ay isla wadaagi karaan oo ay iska baran karaan jawaabaha midba midka kale
Wadaagaan warbixinta ugu dambeysay oo gaarka ah ee ku saabsan xaaladda iyo baahiyaha Soomaaliya ee loo marsiinayo kooxda Soomaalida ku saleysan
Daabaco oo qeybiyo warbixinta ku saabsan jawaabaha bani'aadannimada qurba joogtada
Isku xirka qurba joogtada iyo wakiilada caalamiga ah
Tan waxay qeyb ka tahay mashruuca "Xoojinta Qurbo joogtada' ee Howlgalada iyo Xiriirinta Caawinta Bani'aadannimada oo saameynta korodhay ee gudaha Qaabdhismeedka Ka qeybgelinta Qurbo joogtada ee Kaalmada Bani'aadannimada – Wajiga III," oo ay maalgeliyeen Xafiiska Caawinta Bani'aadannimada USAID ee (BHA - Bureau for Humanitarian Assistance).
URURKA HORMARINTA XAQUUQUL INSAANKE EE KALKAL (KHARDO)
Ururka Hormarinta Xaquuqul Insaanka Kalkal [Kalkal Human Rights Development Organization] (KHARDO) waa urur aan siyaasi aheyn, aan faa'ido doon aheyn ee ku sugan Soomaaliya oo ka jawaabo baahiyaha Koonfurta iyo Bartamaha Soomaaliya ee aagaga xaquuqul insaanka, illaalada, waxbarashada, iyo isbadelka cimilada. KHARDO waxaa la aas aasay sannadka 2013 iyadoo ay iska kaashadeen jaaliyadaha Soomaaliya iyo qurbajoogtada ku nool Yurub iyo Waqooyiga Ameerika. Hawlaha Khardo waxa hogaamiya dad gudaha jooga iyada oo ay wixii farsamo ahna ka taageerayaan xubno qurbo jooga.
Fatahaada Beletweyne ka hor ee Maajo, 2023, KHARDO waxay hoggaamisay mashruuc tallaabooyin looga hortago si loo hubiyo digniin hore iyo taageerada dib u dajinta ee bulshooyinka ku jiro halista ay saameysay fatahaada. Iyadoo loo marayo mashruuca ay KHARDO ku qiimeysay 3,400 qoysas ee Beletweyne fatahaada ka hor. Inta lagu jiro kulanka, wakiilada KHARDO waxay wax badan ka wadaagayaan caqabadaha iyo hab dhaqamada ugu wanaagsan inta lagu jiro ka jawaabahooda looga hortago iyo sida qurbajoogta iyo howl wadeenada deegaanka ku saleysan waxay ka wada shaqeyn karaan jawaabaha xoogan ee baini'aadannimada.
KHARDO waxaa matalayo:
Ibrahim Mohamed Mahad - KHARDO Program Coordinator
Nasra Mohamed Ahmed - Operation Manager and Diaspora Board Member
Mowduucyada wada xaajoodka
Qeyb ka mid ah kulanka ayaa noqonayo wadahadal oo ka qeybgalayaasha ku saabsan baahiyaah ka jawaabayaasha bani'aadannimada qurbo joogta Soomaaliya iyo mudnaanada taageerada xiriirinta. Su'aalaha aan ka hadleyno inta lagu jiro kulanka oo ay ku jiraan:
Sidee ayaa xiriirinta iyo warbixin wadaagida la xiriirto u dhaxeyso ururada qurbo joogtada in la hormariyo?
Sidee ayaa xiriirinta iyo warbixin wadaagida qurbo joogtada iyo wakiilada kale (sida deegaanka, machadyada iyo dowlada) loo hormarinayaa?
Sideed ayaad ku jeclaan kartaa inaad ka qeyb ahaatid xiriirinta qurbo joogtada, iyo u dhaxeeyo qurbo joogtada, deegaanka, caalamiga, iyo wakiilada dowlada?
Markii dhinac loo dhigo xiriirinta, waa maxay caqabadaha guud ee aad wajahdid markii aad ka jawaabeysid baahiyaha bani'aadannimada ee Soomaaliya? Sidee ayaa DEMAC iyo IOM u taageertaa wax ka qabashada caqabadaha?
Photo Credit: Jamil Ghafuri